





Waan ku caawinaynaa!



Naga caawi inaan diiwaangelino dhacdada.
Die Regionalbüros sind uneingeschränkt erreichbar. Unsere Beratungsteams beantworten alle Anfragen innerhalb von 48 Stunden. Beratungen sind weiterhin telefonisch, per Videokonferenz oder per E-Mail möglich. Persönliche Gespräche können unter Berücksichtigung der Hygienevorschriften teilweise stattfinden.
Mehr Informationen und einen Termin erhalten Sie bei unseren Berater*innen.
Macluumaad nagu saabsan
Adeegga La-talinta Niedersachsen ee loogu talagalay dadka ay dhibaatadu saameysey ayaa ah meesha ay nagala soo xiriir karaan kuwa ay samayn ka soo gaartay rabshadaha xisbiyada xaqjir ah, kuwo cunsuriyadda ama rabshadaha naceybka Yuhuudda ee ka dhacay Niedersachsen. Kooxdayadu waxay u qaybsan yihiin saddex xafiis oo ku kala yaala gobolo (Woqooyiga Galbeed, Woqooyiga-bari iyo Koonfurta Niedersachsen) waxayna la taliyaan dadka ay dhibaatadu soo gaadhay, ehelka iyo markhaatiyaasha weerarada iyo waxyeelooyinka.
Wadatashi
Taladeenu way kala duwan tahay waxayna kuxirantahay baahida kuwa saameynta soo gaartay. Waxaan kuwa talo doonka ah ku wehlinaa dhamaan talaabooyinka, sida falanqaynta shucuureed ee fal dambiyeedka, gudbinta cabashooyinka ama macluumaadka ku saabsan lacag bixinta magdhowga ah, haddii taas ay tahay waxa uu doonayo qofka ay khusayso. Taladeenu waa mid ikhtiyaari ah, qarsoodi ah oo bilaash ah.
Dhacdooyinka
Weerarrada xisbiyada xaqjirka ah, kuwo cunsuriyadda ama rabshadaha naceybka Yuhuudda maaha wax aan caadi ahayn. Laakiin si aad u yar ayaa looga hadlaa. Waxaan dooneynaa inaan rabshadaha xisbiyada xaqjirka ah, kuwo cunsuriyadda ama rabshadaha naceybka Yuhuudda ka dhigno kuwo muuqda si aan uga hortagno una yareyno mustaqbalka fog.

Macluumaadka xiriirka
Sida na noola soo xiriiro:
Gobolka Waqooyiga Galbeed ee Niedersachsen
Exil e.V.
Möserstraße 34, 49074 Osnabrück
Telefoonka: 0541 38069923
Moobaylka: 0157 37967272
Iimaylka: nordwest@betroffenenberatung.de
Gobolka Woqooyiga bari ee Niedersachsen
CJD Nienburg
Zeisigweg 2, 31582 Nienburg/Weser
Telefoonka: 05021 971111
Iimaylka: betroffenenberatung.nds.nordost@cjd.de
Gobolka Koonfurta Niedersachsen
Asyl e.V.
Katharinenstraße 13, 31135 Hildesheim
Moobaylka: 0179 125533
Iimaylka: sued-nds@betroffenenberatung.de